Home Dhageysi Dhageyso:-Colaadii u Dhaxeysay Beelaha Wadadaga Xeraale Oo Xal Kama Dambays ah Lagagaaray

Dhageyso:-Colaadii u Dhaxeysay Beelaha Wadadaga Xeraale Oo Xal Kama Dambays ah Lagagaaray

552

Waxaa Maanta Magaalada Huurshe Ee Gobolkaani Galgaduud Lagusoo Gabangabeeyay Shir La,iskugu Keenayay Beelo Walaala ah oo Bilihii Lasoodhaafay ay Dirir Kudhaxmartay Deegaano Goostaga Degmada Xeraale Ee Woqooyiga Gobolkaani Galgaduud.

Shir ayaa Socday Mudo sadex Maalmood ah Waxaan Iskuyimid Cuqaashada ,Odayaashada,Dhalinyarad iyo Culumaa udiinka Labad Beeleed Waxaan La isla Qaatay in Laga Tanaasulo Dhibaatooyinkii Horey Labada Beel u Dhaxmaray.

 

Gudoomiyaha Degmada Xerale Bashiir Daahir yuusuf Dhagabadan Oo Goobjoog Ka ahaa Kulan Nabadaynta oo Lahadlay Idaacada Codka Gobolada Dhexe ayaa sheegay in Hada Waxgaradkii Labada Beeleed ee Dirirtu Dhaxmartay ay Kusuganyihiin Magaalada Huurshe islamarkaan La isla Qaatay Qodobo Dhawra oo Kusalaysan Nadad Galkaya Marka Laga Sootago 1-Qodob oo sida uu Xusay wali aan La isku afgaranin.