Wednesday, June 24, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Camey Oo Kasoo Hor-jeestay Shirkii Maamul Goboleedyada Ee Garoowe

Dhageyso:- Camey Oo Kasoo Hor-jeestay Shirkii Maamul Goboleedyada Ee Garoowe

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka  Puntland mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa sheegay inay maamul goboleedyada dalka Soomaaliya ay diidanyihiin inay ka qayb galaan wixii Maslaxadu ugu jirto dalka iyo dadka.

Mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in madaxda dawlada Federalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday dhawaan golgol lagu wadda hadal siinayo mamul goboleedyada dalka iyo Dawlada Dhexe ee Soomaaliya balse ay ka dhaga adaygeen madaxda maamul goboleedyada.

Madaxweyne Camay ayaa sheegay inuusan Taageersanayn Shirkii maamul goboleedyada ee ka dhacay magaalada Garowe iyo wixii kasoo baxay wuxuuna sheegay in shacabka lagu Marin Habaabinayey Shirkaasi sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe