Saturday, March 22, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- Cabdi Kuus Oo Xasan Sheekh Ku Eedeyey In Uu Iska Hor...

Dhageyso:- Cabdi Kuus Oo Xasan Sheekh Ku Eedeyey In Uu Iska Hor Geenayo Shacabka Soomaaliyeed

Cabdi Kuus Oo La Hadlay Idaacadda Codka Gobollada Dhexe Ayaa Xasan Sheekh Ku eedeyey In Uu Maamulkiisii Ku Guul-Darreystay Hoggaaminta Iyo Wax U Qabashada Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa Uu Xusay In Uusan Waxba Ka Maqan Dhammaan Howlihii Ay U Igmadeyn Shacan Weynaha Soomaaliyeed.

Tusaale Waxa Uu Usoo Qaatay Isla-Markaana Hoosta Ka Xariiqay In Uu Ku Guul-Darreystay Bixinta Mushaarka Ciidamada Qalabka Sida Ee Dalka.

 

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Abdi Rashid Ali Mohamed:-

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe