Â
BARNAAMIJKA WADAJIR EE HOBYO
Wuxuyidhi
Waqtiyadasocdaalka ah
ayaamahasilsilada ah
xilliyadabalsuuree
soojirehaddaadtahaysadarrada dib ugunoqo
Saan la kala jaraanahaySummadi ay kuwadataal,
Rag baa beri I saanyadayAnooxoolosoofsada,
Xilmidnimoanaasida.
Â
FariintanwaxaakuusogudbinaayoBarnaamijka Wadajiree Hobyo.
Â
Waa maxaybarnaamijka Wadajir
Siduueraygakaturjumaayo, Wadajir wamidnimowuxuunakaturjumayawadashaqayndhaxmartadowlada, bulshadarayadkaiyoshacabka. Barnaamijkawaxaastaan u ah geedkaquracakaasookaturjumaayoqaabkiiay Soomalidudhaqan u lahayd in ay arrimaheedaugawadahadashogartanalagukala qaadanjiray.
Yahirgelinayobarnaamijka Wadajir
Wadajir wahanaanqaranwaxaanahindisahiisalahaadowladaSoomaaliyagaarahaanWasaaraddaArimahaGudahaiyodowladahahoose. Wasaaradawaxaydejisaysiyaasadaiyohabraacahawlgalkasi loo fidiyobaaxaddahanaankadowligaiyoqaranimadaguud.
Muxuukakoobanyahaybarnaamijka Wadajir
Barnaamijka Wadajir wuxukakoobanyahayqayba kala gedisanoohadanamidbamidka kale kaabayosiloo heelonabad, horumariyoxasiloonikuwaasioo kala ah Wadahadal, iscafin, nabadeyn, maamulwanaagiyoxiriirbulsho.
Â
Wamaxayhadafka Wadajir
- In shacabkalagadhexabuurokalsooni, dib u heshiisiiniyo is dhexgalbuuxdo.
- In la dhisokarti-xirfadeedkadegaankasi loo heloadeegyadaasaasiga ah iyokaabayaashadhaqaalahaiyadoo la adeegsanayohab ay bulshadahorseedkatahay.
- In dhamaanbulshadaqaybaheeda kala gedisanlagaqaybgeliyoasaaskaqaabdhismeedkamaamulkadegmada.
- Si loo fududeeyodhisiddamaamuladaiyodhismahaawooddagolayaashadeegaankaiyomaamuladadegmooyinkaiyogobolladaaanlahaynhannaanjoogto ah.
Hadabadhageystedegmooyinkalagafulinayo Wadajir waxa aka mid ah degmadaHobyoeegobolkamudug.
Barnaamijkawuxusoomaraymarxalado kala gedisanwaxaanaka mid ah horumarintawadahadalkaiyoxiirirkabulshada, balaarintagurigadegmadaoolagusookordhiyayhoolkashirarkaiyobalaarintaisbitaalkadegamadaoolagusookordhiyayqaybahadumarkakuumulaan.
Waxadhowaan bilaabandoono hanaanka dhismaha golaha deegaanka bulshaduna waxa lagacodsanaya in ay taageeraan kana qaybqaatangeeddi-socodkailaaintalagahelayomamuldegmooo ay iyagudhistaan.
Â
Dal walbadadkiisadhisa

