Sida uu Xaqiijiyay Maamulka Deegaanka Wasil Ee Gobolka Mudug Hoos u Dhac Ayaa Kuyimid Jarista Dhirta Taasi oo Laga Sameeyo Dhuxusha Waxaa u Sabab Ah Wacyigalin Baday oo Maamulka Deegaanku uu Sameeyay Iyo Shaqa Abuur Loo Sameeyay Dadkii Ku Mashquulsanaa Jarista Dhirta.
Yoonis Abshir Faarax Afayeenka Maamulka Deegaanka Wasil Ee Gobolka Mudug oo Wareysi Siinayay Idaacada Codka Gobolada Dhexe Ee Magaalada Cadaado Ayaa Sheegay In Bilihii Lasoo Dhaafay Ay Ku Guuleesteen In Shaqo Abuur Loo Sameeyo Dad Badan oo Ku Mashquulsanaa Shidida Dhuxusha Taasna Ay Kagacansiiyeen Hayadaha Deegaanka Ka Hoolgala
Waxaa uu In Taaraaciyay In Maalin Kastaa Ilaa 8 Baabuur oo Ku Xamuulka Qaadaa Islamarkaasna Dhuxul Sida Ay Ka Bixijereen Deegaanka Balse Tiradaasi 90% Hoos u Dhacday.
Dhinaca Kale Yoonis Abshir Faarax Afayeenka Maamulka Deegaanka Wasil Ee Gobolka Mudug Ayaa Mar uu Ka Hadlayay Shilalka Gawaarida Ee Ku Soobadana Wasil Iyo Deegaanada Hoostaga Waxaa uu sheegay In Wadooyinka Deegaanka Ay Yihiin Ku Lagu Socon Karo Hase Yeeshee Ay Darawaladu Masuul Kaiyiyiin Dhibaatooyinka shilalka Ee Sii Kordhaya Isgoona In taasi Raaciyay In Shalalka Dhacay Sanadkaan 2018 Ay Dhilyeen Qasaare Gaaraya Kudhawaad 20 Ruux oo Dhimashaa Iyo Ilaa 60 Dhaawaca
Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Afayeenka