Sunday, June 28, 2026
HomeWararDhageysiga Dacwadda ka dhan ah Cabdalla Muumin oo ka socota Maxkamadda G/...

Dhageysiga Dacwadda ka dhan ah Cabdalla Muumin oo ka socota Maxkamadda G/ Banaadir

Waxaa haatan maxkamadda gobolka Benaadir u fadhidaa dhegeysigii Afaraad ee dacwadda ka dhanka ahayd xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate – SJS Cabdalle Axmed Muumin ee ku saabsaneyd xorriyadda Saxaafadda.

Qoraal kasoo baxay Ururka SJS ayaa loogu baaqay  xafiiska xeer ilaaliyaha guud in uu dib ula laabto eedeyntiisa.

Goobta Maxkamadda ayaa waxaa ku sugan ehellada Cabdalla Muumin, qaar kamid ah Bahda Warbaahinta iyo mas’uuliyiin kale, kuwaas dhageysanaya dacwadda ka dhanka ah Al-Shabaab.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe