Sunday, November 9, 2025
HomeWararDEGDEG:- Qarax Miino Oo Lagu Dhaawacay Mas'uuliyiin ka tirsan Sh/Hoose. roasted brown...

DEGDEG:- Qarax Miino Oo Lagu Dhaawacay Mas’uuliyiin ka tirsan Sh/Hoose. roasted brown rice green tea

Wararka naga soo gaaraya degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Miino lala eegtay gawaari ay saarnaayeen Mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan gobolka  Shabeellaha Hoose ,dadka Qarax lala beegsaday ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddoomiyeyaasha Shabeelaha Hoose iyo Ceelasha Biyaha Maxamed Ibraahim iyo Ayaan Xasan ayaa lagu dhaawacay qaraxa.

Waxaa loola soo cararay Isbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho, halkaasi oo xaaladdo Caafimaad lagu dabiibaayo.

Qarax kale oo ka dhacay deegaanka Macaane ayaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidan Millitari ah, qaraxyada daqiiqado ayay kala horeeyeen sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

Wixii kusoo kordha kala Soco:

roasted brown rice green tea

https://holistickenko.com/green-tea-zen-superfood/

roasted brown rice green tea

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe