Tuesday, March 18, 2025
HomeWararDEGDEG:- Labo Wiil Oo Koronto ku dishay Muqdisho.

DEGDEG:- Labo Wiil Oo Koronto ku dishay Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya degmada Warta-Nabadda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi labo wiil oo dhalinyaro ah ay ku dhinteen Koronto.

Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay  Geeridda labada wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasi oo la sheegay in ay dhimashadooda sabab u ahayd koronta qabatay xili ay meel wado ah marayeen.

Da’dooda  Wiilasha dhintay waxaa lagu qiyaasay 16 ilaa 15 Sani jirro , waxaana uu falkaan ka dhacay nawaaxiga xarunta Degmada Wartanabadda ee magaalada Muqdisho.

Mid kamid ah wiilasha geeriyooday ayaa la sheegay in uu ku sii jeeday goobtiisa shaqo oo ku taala Suuqa Bakaaraha, halka kan kalana wararku aysheegayaan in uu u socday goob uu ka dhigto GYM ama Jimicsi jirdhiska.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe