Wednesday, March 19, 2025
HomeWararDEGDEG:- Khasaare Ka dhashay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Degmadda Wadajir.

DEGDEG:- Khasaare Ka dhashay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Degmadda Wadajir.

Waxaa Degmada Wadajir oo ka tirsan Gobolka Banaadir ku soo dhacay tiro Hoobiyeyaal ah, sida ay sheegeen Dadka Degaanka.

Hoobiyeaasha ayaa kusoo dhacay Xaafadaha ka agdhow Xerradda Ciidamada AMISOM ee Xalane.

Madaafiicdan ayaa laga maqlay guud ahaan Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana jirta cabsi soo wajahday dadka qaar.

Ilaa iyo Saddex Hoobiye ayaa la xaqiijiyay in ay kusoo dhaceen qeybo ka mid ah Xaafadda Xalane ee degmada Wadajir.

Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku dhaawacantay Hoobiyeyaasha sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka.

Xigasho-Risaala:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe