Booliska Kenya ayaa xiray 5 Xawalad oo Soomaali leedahay, waxaana kamida Taaj, Amal iyo kuwa kale.
Xawaaladaha la xiray dhammaantood waxa ay ku yaallaan magaalada Nairobi.
Qaar kamida Ganacsatada ayaa xaqiijiyay arintan.
Wasiirka Maaliyada ee Dowldda Somalia isana Saakay waxa uu ku baaqay in Ganacsatada Somalida ee Diba ku sugan in hantidooda ay kala sobaxaan wadmada kale oo u jeedadu tahay Kenya.

