Qof isku soo xiray waxyaabaha qarax ayaa isku qaraxiyay dad shacab ah oo fadhiyay maqaaxid ku taalla Degmada jalalqasi ee Gobolka Hiiraan.
khasaara kala duwan oo leh dhimasha iyo dhawac ayuu weerarkan dhaliyay waxaana hada socoda gurmad loo fidinya dadkii waxyeelada aay gaartay.
ciidamada amaanka ayaa gaaray goobta qaraxa ka dib .
lasaco wixii soo kordho.

