Sunday, April 12, 2026
HomeWararDEG DEG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

DEG DEG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa  xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John).

Wareegto kasoo baxday xafiiska Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa xilkaGaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejada Gaashaanle Sare.

Xilka qaadista Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar ayaa waxaa ay timid kadib markii shir jaraa’id uu qabtay uu ku sheegay in uu joojiyay Kulankii Golaha Shacabka ee Maanta oo uu sheegay in lagu doonayay muddo kororsi.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe