Wednesday, August 5, 2026
HomeWararDEG DEG:- Sheekh Aadan Madoobe oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

DEG DEG:- Sheekh Aadan Madoobe oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS.

Doorasho ka dhacday caawa Xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wareegga ugu dambeeyay ku tartamay Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada oo loo kala helay sidaan.

Xasan Cabdinuur oo helay 89
Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe 163

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe