Saturday, April 18, 2026
HomeWararDibaddaDEG DEG: Qarax oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Baladweyne

DEG DEG: Qarax oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Baladweyne

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa daqiiqo kahor ka dhacay qarax xooggan.
Jugta qaraxa ayaa siweyn looga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Baladweyne, waxaana qaraxa kadib xigtay rasaas tiro badan oo isku daba-dhacday.

Uuro madow ayaa cirka isku shareertay, ciidamo farabadan ayaa durbadii isku gadaamay aaga uu qaraxu dhacay ee xaafada howlwadaag ee magaalada baladweyne.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe