Home Warar DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

148

Wararka naga soo gaaraya agagaarka Garoonka Aadan Cadde ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay maqaayad ku taalla meel u dhow Garoonka.

Qof isku soo xiray Walxaha Qarxa ayaa isku qarxiyay maqaayada jalaato Devino oo kutaal wadada laga galo garoonka diyaaradaha Ee Adan Cade.

Ruuxa is qarxiyay ayaa gudaha u galay maqaayadda, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan.