Monday, November 9, 2026
HomeWararDibaddaDEG DEG: Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Kenya

DEG DEG: Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Kenya

Wararka naga soo gaaraya degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in uu qarax xooggan ka dhacay halkaasi.

Wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya qaraxa ayaa sheegaya in uu ka dhacay bartamaha magaalada, si gaar ahna hotel yar oo ku dhow saldhiga booliska degmada.

Qaraxan ayaa lasoo warinayaa in uu ka dhashay khasaare kala duwan, islamarkaana ay dad ku dhinteen, inkasta oo weli si rasmi ah loo xaqiijin inta uu le’eg yahay khasaaraha

Weli faah-faahin dheeraad ah lama helin, iyada oo lasoo werinayo inay jiraan dhimasho iyo dhaawac.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe