Wednesday, January 22, 2025
HomeBarnaamijyadaDEG DEG:- Maxamed Mursal oo ku Guuleystay Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya flowers delivery

DEG DEG:- Maxamed Mursal oo ku Guuleystay Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya flowers delivery

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hoggaamin doona Saddexda Sano ee socota ka dib Doorasho ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Wareegii ugu dambeeyay ee doorashadda ayaa waxaa ku tartamaayay musharaxiinta kala ah Ibraahim Isaaq Yarow iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Doorashadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartamaayeen 10 Musharax ayaa ugu dambeyntii waxa ay Guusha raacday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horay u ahaa Wasiirka Difaaca.

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan ayaa helay 147 , halka Ibraahim Isaaq Yarow  uu  helay 119 Cod.
https://flowercompany.ca/mississauga/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe