Friday, July 10, 2026
HomeWararDibaddaDEG DEG: DF Soomaaliya oo Hargeysa ka celisay Diyaaradda Ethiopia Airlines

DEG DEG: DF Soomaaliya oo Hargeysa ka celisay Diyaaradda Ethiopia Airlines

Dowladda Soomaaliya ayaa Hawada ka celisay diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya oo sida la sheegay si amar la’aan ah u soo gashay Hawada Soomaaliya.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ay diyaaradda  Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday ay ka celisay hawada, waxaana tani ay noqonaysaa tallaabadii ugu adkeyd ee Dowladda Soomaaliya qaadday tan iyo markii Itoobiya ay heshiiska la gashay Muuse Biixi.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe