Waxaa goordhow lasoo geba-gabeeyay tirinta codadka wareega 1aad ee doorashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Magalada Baydhabo.
147 Mudane ayaa codkooda dhiibtay,waxaana tartamay 5 Musharax.
Aadan Maxamed Nuur Saransoor.
Xuseen Cismaan Xuseen
Ibraahim Macalin Nuunow
Seyid Axmed Sheeikh Daahir
Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen
Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ku guuleystay Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen kaas oo hELAY 101 Cod Waxaana 4 Sanno ee soo socota hoggaamin doona Maamulka Koonfur Galbeed