Monday, April 20, 2026
HomeDhageysiDayaarada Ciidamo Sida oo Saaka Ka Dagay Garoonka Diyaarada Dhuusamareeb

Dayaarada Ciidamo Sida oo Saaka Ka Dagay Garoonka Diyaarada Dhuusamareeb

Subixii Hore Ee Saaka Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug Ka Dagay Diyaarado Sida Ciidamo Ka Amar Qaata Xukuumada Somaliya

In Kastoo Wali Aysan Jirin Cid Faa Faahin Ka Bixisay Tagida Ciidamadaasi Ee Dhuusamareeb Ayaa Hadana Waxaa Xaqiijiyay Tagida Ciidamadaasi Ee Dhuusamareeb Hadana Arintaan Ayaan La Ogeen Waxa Ay Daarantahay

Dhanka Kale Ahlusuna Ayaa Amar Duldhigtay Saraakiisha Hoostagta Kuwaas oo Ay Ku Amartay In Ay Ka Amar Qaataan

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe