Friday, May 1, 2026
HomeWararDibaddaDANAB oo Howlgal Qorsheysan ka fulisay degaanno ka tirsan Jubbada Hoose

DANAB oo Howlgal Qorsheysan ka fulisay degaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa sheegay inay  burburiyeen goob ay dagaalamaayasha al-shabaab  ka joogeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose.

Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in Howlgallada ay si gaar ah ugu dhaceen deegaanada kala ah Yaaq-xaluul, Qod-qod, Beer-xaani,Quddus iyo goobo kale, halkaas oo fariisimo waa weyn iyo Xaruumo kale.

Gaashaanle Carab Dheeg Axmed oo howlgalka hoggaaminayay ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay Ciidanku burburiyeen fariisimo ay dagaalamaayashu ku lahaayeend egaanada la weeraray.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe