Saturday, October 24, 2026
HomeWararGudahaDagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay...

Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka galo oo Dhinaca waqoyi bari kaga beegan Qiyaastii 40Km Magaalada Dhuusamareeb.

Faaah_ faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxayso dagaal kasucdo Deegaanka galo Dhimashadu waa 10 ruux iyo dhaawaca tiro intaas ka badan ayaa laso warinayaa sida xogta ku helayso warbaahinta codka Gobalada dhexe .

Dagaal udhaxeeya labo maleeshiyo Beeled oo mar kalle Dib uga Qarxay Deegaanka galo oo Dhinaca waqoyi bari kaga beegan Qiyaastii 40Km Magaalada Dhuusamareeb Ee caasimadda Galmudug.

Majiro waxa war ka soobaxay maamulka Galmudug Ee kuwaadan xiisada halkaasi kataagan

Malhii la-soo dhaafay waxaa halkiisi ka jirtay xiisada colaadeed uu dhaxayo labada beelood Ee halkaas wadadagto .

QORAALADA LA XIRIIRA

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe