Sunday, April 12, 2026
HomeWararDagaal ka socda degaan ka tirsan gobolka Galgaduud

Dagaal ka socda degaan ka tirsan gobolka Galgaduud

Dagaalka oo u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka socdaa degaanka Xananbuurre oo qiyaastii 45Km ujira Caasimada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.

Wararka lahelayo ayaa sheegaya in uu jiro qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala gaarey labada dhinac ee dirirtu u dhexeyso.

Labada maleeshiyo Beeleed ayaa horay ugu dagaalamay isla degaanka Xananbuurre ee gobolka Galgaduud, hayeeshee heshiis la kala dhex-dhigay, balse markale uu bilaawday

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe