Friday, April 19, 2024
HomeWararDagaal Culus oo Markale Maanta ka qarxay Deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud

Dagaal Culus oo Markale Maanta ka qarxay Deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud

Dagaal ayaa lagu soo waramayaa in uu ka bilowday degaanka Kaxandhaale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Rasaasta ay is weydaarsanayaan labada dhinac ayaa si aad ah looga maqlayaa agagarka kaxandhale sida ay xaqiijiyeen dad goobjogayaal ah oo aan la xariinay.

Dagaalka hadda socda ayaa waxaa u dhaxeyaa laba beelod oo halkaas wada daga kuwasi oo isku haysta dhul Halkaasi ku yaalla.

Labadii maalin ee ugu dambeysay ayaa xaalad dagnaasho laga dareemayay halka uu dagaalka uu ka socdo kadib markii dagaalka uu iskiisa u istaagay iyadoona dagaalka u dambeyay uu geystay khasaaro isku jiro dhimasho iyo dhaawac .

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe