Saturday, March 15, 2025
HomeWararDad ka banaanbaxay go’aan kasoo baxay dowladda Switzerland{sawiro}

Dad ka banaanbaxay go’aan kasoo baxay dowladda Switzerland{sawiro}

Boqolaal qof  oo ka careysan go’aankii Maalin ka hor ka soo baxay Golaha sare ee Federaalka Switzerland oo ahaa in la xiro  Maqaayadaha iyo Baararka wixii ka bilow 07.00 Fiidnimo ayaa  isugu soo baxay Guriga Dowlada ee Magaalada Bern.

Dadka Dibadbaxa dhigay ayaa u badnaa Milkiilayaasha iyo Shaqaalaha Maqaayadaha iyo Baararka waxeyna codsanayaan in la qaado xanibaada ay Dowlada soo rogtay si ay u shaqeystaan.

Xalay inta badan 26 Gobol ee Switzerland ayaa waxaa ka dhaqan galay go’aankii lagu xirayay Maqaayadaha, Baararka iyo goobaha kale ee Ganacsiga yar yar si loo xakameeyo Cudurka Covid19.

  

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe