Friday, March 29, 2024
HomeBarnaamijyadaDab maanta ka kacay deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud

Dab maanta ka kacay deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud

Dab Xoogan Ayaa Ka kacay baqaaro ganacsi Oo ku yaal Deegaanka Xananbuure Ee Gobolka Galgaduud waxaana Ku baaba,ay hanti badan oo ay la haayeen ganacsatada Deegaanka

Dadka Deegaanka ayaa sheegay in dabka uu Ka dhashay shidaaal lagu gado Baqaarada

Waxaana hadda Socda gurmad ay sameeynayaaan Dadka Deegaanka kaasi oo ay Ku doonayaaan Iney ku damiyaaan Dabka

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe