Friday, April 19, 2024
HomeDhageysiDAAWO:-Xuska Dhalashada Nabi Maxamed NNKH Oo Cadaado Lagu Xusay

DAAWO:-Xuska Dhalashada Nabi Maxamed NNKH Oo Cadaado Lagu Xusay

masjidka Alnuur ee kuyaala xaafada Galbeed magaalada Cadaado ayaa Sannadka bisha bowlid lagu qabtaa munaasibado lagu xusayo dhalashada nabigeena suuban Mohumad NNKH waxaana habeenkii xalay ahaa xaflad balaran oo  lagu qabtay masjidka Alnuur kasoo qeybgalay culimad,udiin siweyn looga yaqaano deeganka iyo dadweyne farabadan

Culimadii ka hadashay masjidka ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta Nabigeena Suuban NNKH

Masjidka Alnuur  ee magaalada Cadaado  waxa uu kamid yahay masaajida ugu waaweyn gobolada dhexe xalay ayayna aheyd markii llagu qabtay xaflad siweyn loo soo agaasimay uu lagu xusasay dhalashada suubanaheena Mohamed NNKH

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe