Kumanaan Ruux oo Ka Kalayimid Xaafadaha Magaalad Cadaado Ayaa Waxaa Salaadii Ciidul Fidriga Midka Mid Ah Barxadaha Waaween Ee Cadaado Kula Ogay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Xubno Katirsan Labada Gole Ee Maamulka Iyo Maamulka Dagmada Cadaado.
Tulashada Labada Ragco Ee Sunada Kadib Waxaa Shacabka Siwada Jir Ah Ulahadlay Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Iyo Maxadweyne Kuxigeenka Maamulka Maxamed Xashi Cabdi.
Waxaa Wadooyinka Waaween Ee Magaalad Buuxdhaafiyay Dad Iyagu iskugu Marxabeynaya Maalinta Koobaad Ee Ciidul Fidriga.
Dunida Islaamka Intooda Badan Waxaa Ayaa Si Isku Mid Ah Maanta Looga Ogay Maalinta Koobaad Ee Ciidul Fidriga Waxaan Dadka Reer Cadaado Ay Ahaayeen Maanta Ku Si Isku Mid Ah U Ciiday Maanta
Kumanaan Ruux oo Ka Kalayimid Xaafadaha Magaalad Cadaado Ayaa Waxaa Salaadii Ciidul Fidriga Midka Mid Ah Barxadaha Waaween Ee Cadaado Kula Ogay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Xubno Katirsan Labada Gole Ee Maamulka Iyo Maamulka Dagmada Cadaado.
Tulashada Labada Ragco Ee Sunada Kadib Waxaa Shacabka Siwada Jir Ah Ulahadlay Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Iyo Maxadweyne Kuxigeenka Maamulka Maxamed Xashi Cabdi.
Waxaa Wadooyinka Waaween Ee Magaalad Buuxdhaafiyay Dad Iyagu iskugu Marxabeynaya Maalinta Koobaad Ee Ciidul Fidriga.
Dunida Islaamka Intooda Badan Waxaa Ayaa Si Isku Mid Ah Maanta Looga Ogay Maalinta Koobaad Ee Ciidul Fidriga Waxaan Dadka Reer Cadaado Ay Ahaayeen Maanta Ku SiIsku Mid Ah U Ciiday Maanta