Home Warar Daawo Sawiro:-Madaxwaynihii Hore Ee Ximan iyo Xeeb Oo Cabudwaaq uga qaybgalay Xaflada...

Daawo Sawiro:-Madaxwaynihii Hore Ee Ximan iyo Xeeb Oo Cabudwaaq uga qaybgalay Xaflada Furitaanka JaamacadaDaaha

1168

Madaxwaynihii Hore Ee Ximan Iyo Xeeba Maxamed C/llahi Aadan Tiicey Ayaa Magaalada Cabudwaaq Uga Qayb galay Xaflada Furitaanka Jaamacada Daaha Oo Laga hirgaliyay Magaalada cabud waaq.

Waxaa kasoo qaybgalay Xaflada Masuuliyiin Katirsan maamulkam Galmudug Oo Uu ugu horeeyo wasiirka waxbarashada galmudug maamulka Dagmada cabudwaaq Gudoomiyayaal Dagmo iyo Qaybaha Kaladuwan Ee Bulashada.