Thursday, February 13, 2025
HomeUncategorizedDaawo Sawirada Munaasibad lagu soo dhaweynayo Tiiceey oo Cadaado kasocota

Daawo Sawirada Munaasibad lagu soo dhaweynayo Tiiceey oo Cadaado kasocota

Munaasibad balaaran oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan Galmudug maamulka degmada Cadaado iyo qeybaha bulshada laguna soo dhaweynayo madaxweynihii hore Ximan iyo Xeeb Maxamed Claahi Adan Tiiceey ayaa caawa kasocota xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado

Munaasibada oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa dadkii ka hadlay waxay sheegeen in Tiiceey yahay hal abuurka nabada Galmudug

 

Dibkala soco xaflada filana muuqaal iyo maqal

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe