21 Bishaan Maalinnimo Khamiis Ah Ayaa Allaha Unaxariistee Marxuun Cbadinasir Maxamuud Shiikh Xasan waxay Dablay Hubeesan Ku Toogteen Xarun Dadka Lagu Dhaqan Celiyo oo Ku Taala Magaalada Cadaado Dilka Marxuunka Ka Dib Ciidamada Amaanka Ayaa Gacanta Ku Dhigay Eedaysanayaashii Dilkaasi Geestay Waxaan Loogud Biyay Xabsiga Dhexe Ee Cadaado
Maxkamada Gobolka Galgaduud Faraceeda Cadaado oo Kiiska Gacanta Loo Galiyay Ayaa Waqtiyo Kala Duwan u Fadhiisatay Dhageysaga Dacwada waxaana Goob Joog Ka Ahaa Saraakiil ciidan,Odayaashada Dhinacayada Eedaysanayaasha,dhibanaha Iyo Labada Eedaysanay oo Iyaguna Isdifaacayay
Ugu Danbeen Maxkamada Ciidamada Gobolka Galgaduud Faraceeda Cadaado Ayaa Ku Dhawaaqday Go,aanka Kamadanbeestay Ee Ay Ka Gaartay Dacwada Waxaan Ay Dil Toogashaa Ku Xukuntay Cabdi Casiis Cilmi Xusen Sida uu Sheegayo Sheekh Maxamed Guuleed Keynaan ah garsoore ka tirsan maxkamada gobolka galgaduud.

