Home Dhageysi DAAWO:-Dowlada Somaliya oo Gabi Ahaa Laashay Muxadiradii Shiikh Umul

DAAWO:-Dowlada Somaliya oo Gabi Ahaa Laashay Muxadiradii Shiikh Umul

132

Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa si rasmi ah u sheegtay in gebi Ahaamba la joojiyay Muxaadaradii Sheekh Umal, ka jeedin lahaa Eng Yariisow Stadium ka dib markii ay sheegtay in qaar ka mid ah Culimadda Soomaaliyeed ay buuq ku fureen.