Saturday, June 15, 2024
HomeWararCiidmadda Isra'il Oo Duqeeyey Caasimadda Suuriya. gordon ramsay scrambled egg recipe

Ciidmadda Isra’il Oo Duqeeyey Caasimadda Suuriya. gordon ramsay scrambled egg recipe

Wakaaladda Wararka dalka Suuriya ayaa shaacisay in Saaka Aroorkii ciidamada Yuhuudda ay Gantaallo kusoo rideen meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dimishiq.

Garoonka ayaa waxaa ku sugnaa xilligaasi ka diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay dalka Iiraan.

Lama xaqiijin Wali Khasaaraha ka dhashay Gantaallada lagu dhuftay meel Saldhig ah oo u dhow Caasimadda Suuriya.

Ciidamada Suuriya waxa ay sheegeen in ilaa iyo hadda aysan xaqiijin karin Khasaaraha ka dhashay Weerarkaasi,laakiin ay bixin doonaan Jawaab.

Afhayeen u hadlay dowladda Israaiil ayaa beeniyay in ciidamada Isra’iil ay ka dambeeyeen duqeyntaasi, waxaana uu sheegay in aysan jirin weerar ay halkaasi ku qaadeen.

https://holistickenko.com/scrambled-eggs-go/

https://holistickenko.com/scrambled-eggs-go/

gordon ramsay scrambled egg recipe

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe