Monday, February 23, 2026
HomeWararCiidanka NISA oo caawa la wareegay madaxtooyada Galmudug

Ciidanka NISA oo caawa la wareegay madaxtooyada Galmudug

Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Qeybtooda Galmudug ayaa caawa gabi ahaan la wareegay xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado

Xarunta madaxtooyada ayaa bilihii dambe waxaa ku sugnaa maleeshiyo beeleed balse caawa ayaa si nabad ah waxaa kula wareegay ciidanka NISA

Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado ayaa loo diyaarinayaa doorashada hogaanka Galmudug maadama gabogabo yahay mudo xileedka baarlamanka iyo hogaanka Galmudug

Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in madaxtooyada ay kormeeran masuuliyiin katirsan Galmudug iyo maamulka degmada Cadaado

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in Sanataro iyo Xildhibaano faderaalka ah kana soo jeeda Galmudug ay soo gaaraan magaalada Cadaado

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe