Home Warar Ciidamada Nabadsugida Galmudug oo howlgal xalay kasameeyay Cabudwaaq

Ciidamada Nabadsugida Galmudug oo howlgal xalay kasameeyay Cabudwaaq

258

Ciidamada Nabadsugida Galmudug ayaa Magaalada Cabudwaaqwaxaa ka so qabteen nin lagu Magacaabo Botaan oo in Mudo ah ay Nabadsugida Galmudug raadinasay
Shaqsigaan la qabtay ayaa waxaa uu Ku edeysan yahay in uu wax ka abaabulay dilkii Bishii hore Magalada Cabudwaaq logu geystay labo qof oo Shacab ah.
Ciidamada Nabadsugida Galmudug markay qabteen bootan waxay ku waraysteen Xaruntooda Magaalada Cabudwaaq ee Mashruca waxana ka dib lo so gudbiyay Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug.
Qabashada shaqsigaan ku edeysnaa Abaabulka dilkii Cabudwaaq ka dhacay Bishii hore ayaa waxay wax weyn ka tari doonta Amniga Magaalada Cabudwaaq oo hada ka soo raynayo