Saturday, April 20, 2024
HomeBarnaamijyadaCiidamada Ahlu Sunna oo la wareegay qeybo kamid ah Dhuusamareeb

Ciidamada Ahlu Sunna oo la wareegay qeybo kamid ah Dhuusamareeb

Ciidamada Ahlu Sunna oo la wareegay qeybo kamid ah Dhuusamareeb

Ciidamo taabansan maamulka Ahlu Sunna ayaa duhurnimadii maanta la wareegay xaafada Dayax ee magaalada Dhuusamareeb halkaas oo kuyaalan xerada Inji iyo goobo ay dagan yihiin gudiga doorashada ee dhawan magacaabay Sh Shaakir

Xaafada Dayax oo kutaala Galbeedka magaalada ayaa ciidamadu ka sameysteen fariiso dhowr ah

Dhuusamareeb waxaa ku wada sugan labo gudi doorasho oo ay kala magacaaben Dowlada iyo Ahlu Sunna magaalada ayaana u muuqata mid u kala xirmeysa labada dhinac

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe