Saturday, June 6, 2026
HomeWararDhageyso:-C/llahi Shiiq Maxamed Oo Kusoobaxay Doorasho Kadhacaday Baydhabo

Dhageyso:-C/llahi Shiiq Maxamed Oo Kusoobaxay Doorasho Kadhacaday Baydhabo

4-Musharax ayaa Kutartamayay Doorashada Kursi Kabanaan Xildhibaanada Golaha shacabka Oo Maanta Kadhacaday Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Kumeel gaarkaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

C/llahi Shiiq Maxamed Oo Kamid ahaa Musharixiinta u tartamayay Kusiga Kabanaan Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa Kusuulaystay Doorashada Kana Mid noqday Xildhibaanada Soomaaliya Sida uu kudhawaaqay Xubin Kamida Gudiga Madaxda Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka.

35-Cod ayuu Kuguulaystay iyo Wadarta Ergada Codaysaynay ay ahaayeen 42-Xubnood.

C/llahi shiiq Maxamed Oo Kamid Noqday Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa Dhankiisa Jeediyay Qudbad uu Kaga hadlayay Xilkaan Maanta Loodoortay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe