Thursday, April 30, 2026
HomeWararGudahaBooliiska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay askar ku eedeysan in ay...

Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay askar ku eedeysan in ay jirdileen qof shacab ah

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi oo shir jaraa’id ku qabtay Saldhiga Booliiska Degmada Wardhigley.

Taliyaha ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay afar askari oo ku eedeysan in ay jir dileen Axmed Siicow oo kamid ahaa dadka deggan Xaafadda Siinaay.

Sidoo kale, wuxuu sheegay in dhawaan Maxkamadda la horgeyn doono askartan, lagu soo oogi doono dambi ah waxyeeleynta qof shacab ah.

Dhinaca kale, Taliye Macalin Mahdi ayaa digniin u diray xubnaha Mucaaradka oo uu ku eedeyay in ay hurinayaan Colaad.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe