Friday, July 3, 2026
HomeWararDibaddaDhageyso:-Barakacayaal dalbaday gargaar

Dhageyso:-Barakacayaal dalbaday gargaar

Qoysaska Barakacayaasha ah ee ku nool degmada godinlabe ayaa waxa ay codsanayaan in gurmad lala soo gaaro.
Barakacayaasha ayaa gaaraya 750 oo qoys iyagoo ku jira guryo ka samaysan Baco iyo qoryo kuwaasoo Awood u lahayn in ay celiyaan  Qoraxda maalintii ah Madaxda sare ee Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adaha Samafalka ee ka howgala dalka ayey ka dalbadeen in gurmad deg deg ah ay la soo garaan si noloshooda ay dib ugu soo laabato.

Hoos ka dhageyso: warbixin uu ka  diyaariyay wariyaheena.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe