Sunday, April 20, 2025
HomeWararBaarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda Sanadkaan 2022

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda Sanadkaan 2022

Mudanaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee 2022-ka,waxaana Haa ku ogolaatay 204-xildhhibaan.

Xildhibaannada ayaa Saddexdii maalin ee lasoo dhaafay dood adag ka yeeshay Arrimaha la xariira Miisaaniyadda.

Golaha waxaa hortagay Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo si weyn su,aallo looga weydiiyay Miisaaniyadda.

Miisaaniyadda dawlada ee Sanadkaan  2022, ayaa gaaraysa adduun lacageed oo dhan 918.7 milyan oo dollar.

QORAALADA LA XIRIIRA

160 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe